Muuse Biixi Oo niyad jab ka muujiyay mustaqbalka Somaliland

Muuse Biixi oo shir Jaraa’id oo uqabtay kaga haddlay qodobo u badnaa Arrimaha doorashooyinka Maamulkiisa iyo caqabaha hortaagan.

Waxa uu sheegay in Soomaliland uu ka jirto buuq siyaasadeed,isla markaana hadii aan doorashada waqtiga ugu macquulsan lagu qaban ay talada Somaliland bur bureyso.

Waxa uu intaasi ku daray hadalkiisa in ay daaheen doorashooyinkii maamulka Somaliland arrintaasi oo uu ku micneeyay in ay tahay tabar daro siyaasadeed oo kajirta Somaliland oo shuruucda u dagsan aysan dabooli karin baahiyaha taagan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading