Muuse Biixi si layaab leh loogu soo dhaweeyay Awdal

default

Halkan waa Awdal oo si la yaab leh loogu soo dhaweeyay MW Muuse Biixi oo booqasho ku gaadaa bixinaya Gobolada SL maalmahan.

Muuqaalkan,waxa uu soo afjaray Awdal ma rabto kasii mid ahaanshaha SL ama qayb kamaba ahan.

SL oo mid ah oo aan lakala jarjarin waa danta Umada Somaliyed ayay qabaan Waxgaradka Somaliyed.

Sidoo kale SL oo aqbasha Midnimada iyo Fadaraalka,waa guul usoo hoyatay Sinjiga Somaliga.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading