Muuse Suudi: Annagu hadaan nahay Baarlamaan waa nalagu khasaarey (VIDEO)

Senator Muuse Suudi Yalaxow, oo kamid ah Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay kulanka maanta ee Golaha ayaa sheegay in Baarlamaanka lagu khasaaray, sidoo kale waxaa uu uga digay Xukuumadda Federaalka inay gacanta kala baxo Doorashada Galmudug.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading