Muuse Suudi ”Shirka Muqdisho ka socda Hawiye qayb kama ahan”

Senator Muuse Suudi Yalaxow, oo ka hadlayay Golaha Aqalka Sare ee BJFS oo maanta uu khudbad ka jeediyay Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha DFS Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu ku xad-gudbay Beesha Hawiye, isagoona codsaday in loo turo dalka, lana qabto Doorasho waqtigeeda kasoo hormarta.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading