Muxuu daaran yahay kulanka layskugu yeeray Golaha Wasiirada Xamar?

Kulanka layskugu yeeray Golaha Wasiirada Fadaraalka ee lagu sheegay deg-dega,waa mid lagu raad baabi’inayo Hubkii CW lagu qabtay.

Xasan Shiikh oo indhihii caalamku kusoo jeesteen,ayaa raba in uu sameeyo marin habaabin.

Waxa uu ogaaday in BC bilowday baaris ku saabsan cida Hubka iska lahayd ee soo gelisay gudaha Somaliya.

Kulankan,waxa uu daba socdaa midka Maanta dhacay ee lagu sheegay Golaha amniga Qaranka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading