Muxuu daarnaa kulanka Sirdoonka Itoobiya iyo Kulane Jiis?

Jen.Tashuma Ayelo sirdoonka Itoobiya raga ugu cad-cad iyo Kulane Jiis oo ka mid ah Sirdoonka Fahad Raga ugu muhiimsan.

Gedo ayay ku kulmeen oo uu tagey Kulane Jiis, oo dhawaan Galmudug loogu soo doortay Xildhibaan.

Hadafku waa iska cad yahay kooxda Fahad,waxay Itoobiya ka rabtaa hiil wada shaqayneed oo ku aadan Xildhibaanada Gedo ku magacaaban doorashadooda.

Sidoo kale,waxaa jira warar aan la xaqiijin weli oo sheegaya in ay Itoobiya qayb ka tahay qorshe weerar oo Jubaland ka dhan ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading