Muxuu daarnaa kulankii Cumar Cabdirashiid iyo Xasan Shiikh?

Cumar waa Nin furdaamin kara arimaha xasaasiga ah ee hor yaala Dowlada Fadaraalka ah,kuwaasoo kala ah..

1.Hoos udhaca dhaqaale ee soo wajahan kadinb dayn cafinta.

2.Qabyo tirka Dastuurka.

3.Midaynta Canshuuraha.

4.Midaynta Miisaaniyadaha.

Xasan,waa ku adkaatay hirgelinta wax ka badalka Dastuurka,waxuuna rabaa fashilka ka yimid in uu usaaro Wasiirada iyo Ra’isalwasaaraha.

Kulanka mudada dheer qaatay ee ay saakay wada qaateen Xasan iyo Cumar,waxuu dhaliyay dareen marka laga eego xilliga uu kusoo beegmay.

Cumar,waxaa laysku raacsan yahay in uu wajihi karo caqabadaha kusoo socda Dowlada Xasan oo waliba kusoo aadaya 2-dii Sano ee ugu danbeeyay.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading