Muxuu isku casilay Agaasime xigeenkii Madaxtooyada Puntland?

Caawa,ayaa xilka laga qaadi lahaa oo ay soo bixi lahayd Wareegtadiisa Agaasime xigeenkii Madaxtooyada Puntland.

Waa mid ka mid ah Agaasimayaasha Maxamuud Shido keensaday oo Dowlada uu ku lahaa Agaadime Timacade. l

Agaasime Timacade si hordhac ah,ayuu ku ogaaday in wareegtadiisii xilka qaadista Miiska saaran tahay isagaana is fududeeyay intaan la tuurin.

Agaasinka Madaxtooyada Puntland,waxaa lagu dhaliilaa shaqo xumo iyo khibrad yari

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading