Muxuu ka dhigan yahay Saldhiga Milleteri Ee SL siisay Itoobiya?

Siyaasiyiinta hogaanka uhaya Saldanada Hargaysa,xaq ayay uleeyihiin in ay dheelaan Ciyaar Siyaasadeed oo iyaga dantoodu ku jirto.

Wadaniyadu ma’ahan Cunsuriyad,cuqdad iyo Caadifad ee waa fahamka waxa dantu kuugu jirto.

Somalidu maleh qiyam wada mideeya oo ay wada ilaalsadaan,waxayna kusoo ururtay hadafyadoodu Qabiilaysi iyo dan gaar ah,taasaana Hargaysa ufasaxaysa in ay teeda raacato.

Hargaysa danaha laga leeyahay in ay ku badalato danaha ay leedahay kuma ceebaysna.

Ilaa iyo hada hadafyo cad cad ayay ka duulaysaa oo macno uleh Hargaysa.

Jabuti iyo Xamar,waxaa uga macno badan Adis reer Somaliland.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading