Muxuu ka yiri C.C.Warsame Dacwada Badda

Waxaan soo dhoweynayaa go’aanka Maxkamadda Caddaaladda Addunka ay ku dhageysaneyso dacwadda badda xilligii horay loogu muddeeyey. Waa Alle mahaddii ah in ay meesha ka baxday isku daygii lagu doonayey in mucaaradka lagu eedeeyo dib u dhaca dacwadda. Waxaan ugu baaqayaa madaxda muddo xileedkooda dhammaaday in aysan arrimaha danta qaranka u adeegsadaan ciyaar siyaasadeed.

C.C Warsame.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading