Muxuu ka yiri Reda dhawaaqii Abiy?

Getachew Reda,oo ka hadlay go’aankii maamulka Itoobiya shaaciyeen ee ahaa inay hoggaamintu dagaalka gali doonto ayaa ku tilmaamay riwaayad dadka lagu kicinayo.

“Haddii hoggaaminta xukuumada Abiye Ahmed ay ka dhabeeyan oo ay furimaha dagaalka yimaadan,waxaa noo fududaan doonta shaqadii ahayd inaan ka tallaabo qaadno oo aan sharciga la tiigsano.”; ayuu yidhi Getachew Reda oo ka hadlayay go’aankii Dowladda dhexe kasoo baxay.

Voss tv.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading