Madaxweyne Deni,ayaa caawa kulan mudo dheer socday iskugu yeeray haldoorka reer Puntland.
Kulanka oo looga xaajoonayay xaalada guud ee dalku marayo iyo qorshaha Shirka Dhuusamareeb ay Puntland la tagayso.
Shirka waxaa kasoo qaybgalay Golayaasha Xukuumada,Ururada,siyaasiyiin iyo Madaxdii hore.
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.