Muxuu ku salaysan yahay hawlgalka Ciidamada Itoobiya Ee Degaamada Koonfur-Galbeed

Deegaanno ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed,ayaa isgaarsiintii laga jaray.

Wararku waxay sheegayaan in isgaarsiinta hawada laga saaray ay ka danbayso hawlgalo amaan oo ay samaynayaan Ciidamada itoobiya ay Deegaamadaas ka bilowdeen.

Magaalooyinka Baydhabo iyo Buurhaka iyo Deegaamada ku xeeran ayay hawlgaladu ka socdaan.

Ciidamada Itoobiya,ayaa ka mid ah kuwa AMISOM ee nabad ilaalinta ujooga Somaliya,waxayna si gaar ah uga hawlgalaan Deegaamada Koonfur-Galbeed.

Lama xaqiijin karo hawlgaladan ilaa iyo hada qorshaha ka danbeeya iyo guusha laga gaaray.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading