Muxuu ku salaysan yahay socdaalka Axmed iyo Rooble ee Garowe?

Safarka Axmed ee Beri iyo Garowe,waxuu daaran yahay ka tashiga sida loo soo saarayo Xildhibaanada Aqalka hoose iyo dadka la siinayo ee Labada Maamul.

Rooble safarkiisu waa mid ku salaysan Socdaal uu ku marayo Dowlad Goboleedyada oo uu Garowe ka bilaabay.

Balse waxaa jira tuhun Axmed iyo Deni ka qabaan isaga oo uu isku dayayo in uu hoos udhigo.

Dhinaca kale waxuu Rooble ka war wareegayaa tan iyo intii uu Qatar kasoo laabtay in Shir horay loogu balansanaa uu qabto.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading