Muxuu ku salaysan yahay socdaalka Rooble Ee Jabuti

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble iyo wefti uu hoggaaminayo,ayaa soo gaaray magaalada Djibouti ee caasimadda Djibouti.

Waxaa jiray xogo sheegayay maalmahan in uu Rooble utagayo Jabuti la kulanka Ismaaciil Cumar Geelle,isagoo kala hadli doona arimaha Doorashada.

Sidoo kale Rooble,ayaa halkaas oo uu ku soo xiri doono Madasha Aragti Wadaagga Heritage.

jabuti,waxaa ka socda Kulanka Madasha Heritage oo ay iskugu yimaadeen Madax iyo Haldoor Somaliyed oo door ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading