Muxuu ku salaysan yahay socdaalka W.Socdaalka Sweden Ee Muqdisho?

Muxuu ku salaysan yahay socdaalka W.Socdaalka Sweden Ee Muqdisho?

Ujeedka socdaalkiisa,waxaa lagu sheegay xiriirka Somaliya iyo Sweden iyo fududaynta Mashaariic horumarineed.

Balse xogta rasmiga ah ee Wasiirka socdaalka Sweden ku yimid Muqdisho,ayaa ah sidii Dowlada Villa Somaliya usaxiixi lahayd Dad ay rabto Sweden in ay dib ugu soo celiso Somaliya,sida ay noo xaqiijiyeen Ilo lagu kalsoonaan karo.

Sweden,waxay rabtaa ku dhawaad 200-Qof oo Somaliya oo iskugu jira kuwa Xabsiyadeeda ku jira iyo kuwo Sharciyada ay kala laabatay in ay kusoo celiso Somaliya.

Dowlada Villa Somaliya,ayaa ku qaadatay $5-Milyan soo cinta Dadka Somalida ah ee Sweden laga soo celinayo.

Dowladaha Ciraaq,Siiriya iyo Afgaanistaan,ayaa diiday in ay heshiiskan oo kale la saxiixdaan Sweden.

Nasiibdaro,waxaa ah in Dowlada sheegata in ay matasho Dadka iyo Dalka Somaliyed ay laaluush ku qaadato xadgudub lagu samaynayo Dad Somaliyed.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading