Muxuu ku salaysnaa wada hadalkii dhexmaray Farmaajo Deni iyo Axmed Madoobe??

Farmaajo waxuu la hadlay Deni iyo Axmed Madoobe,balse waxaan salaan ahayn isma dhaafsan.

Dhanka kale Beesha caalamku waxay Farmaajo usheegtay 8-da Feb ka hor in uu xal la gaaro Pl iyo Jl.

Farmaajo waxuu la hadlay Laftagareen iyo Guudlaawe oo uu ka codsaday in ay Pl iyo Jl wada hadal la furaan oo xal raadiyaan.

Puntland iyo Jubaland waxaa lagula taliyay in ay aqbalaan wada hadaladaas,balse ay gudiyo marka hore usaaraan bilowgooda ugu danbayna Madaxdu kusoo biirto.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading