Muxuu Mustafe uga dan leeyahay Shirweynaha Wadatashi?

Shirweynaha Wada-tashiga Shacabka Deegaanka Somalida oo Toddobaad kadib la qorsheeyay in uu ka qabsoomo jigjiga.

Wakhtiga la qabanayo Shirka,ayaa ah..

24 – 25 September, 2022 T.c (14 – 15 Meskerem, 2015)T.I oo ku Aadan Sabtida iyo Axada soo socota,waxaana lagu qabanayaa Madasha kulammada ee Qaryaan Dhoodaan.

Ujeedka Shirkan uu ka leeyahay Madaxweyne Mustafe,ayaa ah in uu ku qabooni kacdoon Shacab oo gudaha Deegaanka kaga bilowday.

Sidaanoo kale Madaxweyne Cabdi Iley Afar beri ka hor intuusan Xilka banayn,waxuu qabtay Shirweyne.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading