Muxuu sababsaday Shirkii Turkiga Ee Somaliya iyo Itoobiya?

Fashilka ku yimid wada xaajoodkii Turkiga,waxaa sababay loolanka udhaxeeya Quwadaha,si gaar ah Yurubiyaanka iyo Turkida.

Warar hoose,ayaa sheegaya in Itoobiyaanka uu saamayn ku yeeshay Ingiriiska.

Itoobiyaanku,waa dhawaayeen markii hore,waxayna ogolaayeen in ay ka laabtaan mowqifkoodii hore.

Loolanka Turkiga iyo Yurubiyaanka salkiisu,waxa uu ku salaysan yahay saamaynta Turkiga ee Somaliya,gaar ahaan Shidaalka iyo Badda.

Loolanka Quwadaha,waxa uu khatar gelin doonaa jiritaanka Qaranimo ee Somaliya.

Dowlada Xasan,waxay tixgelinta siiyay siday Lacag ku samayn lahayd.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading