Muxuu salka ku hayaa Dilka ka dhacay Degmada Bursaalax?

Dilka ka dhacay Agagaarka Degmada Bursaalax waa mid Aano Qabiil ah oo Bulshada ku dhaqan Miyiga Deegaanka ka dhaxeeya.

Ma’ahan mid Siyaasadeed,mid Doorasho iyo mid si kale ku dhacay.

Beelaha Leelkase iyo Wadalmoge,ayay Aanadu mudo soo dhextiil.

Waxaa jiray waan-waan iyo dhexgal xoog badan oo Dowladu ka wadey laguna guulaystay in la xakameeyo Aanadooda,iyadoo dhawaan Shir loogu balansanaa Goldogob.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading