Muxuu ujoogaa Garowe Waftiga Xamar ka yimid?

Labo wafti oo ka kala socda Dowlada Fadaraalka iyo Qaramada midoobey,ayaa Garowe ku sugan mudo todobaad ah sida wararku sheegayaan.

Waftigaas waxay Garowe ujoogaan wasa xaajoodka arimaha doorashooyinka,Shirkii Garowe iyo tagidii Deni ee Muqdisho sida ilo muhiim ah ii xaqiijiyeen.

Faahfaahinta warkan dib,ayaan idin kala wadaagi doonaa.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading