Muxuu yahay Hadafka Puntland ee Shirka Dhuusamareeb?

Puntland hadafkeeda Shirka Dhuusamareebeed waxa uu kusoo ururayaa 3-qodob oo kala ah…

B.In Ajandaheeda Siyaasadeed ee ay ka leedahay dhismaha Dowladnimada Somaliya hirgalo.

T.In ay kasbato Sxb-siyaasadeed oo ay isku danaysan karaan.

J.In Shirka miisaanka culus ee ay ku kulmi doonaan Madaxda Somalida heer Fadaraal iyo heer Dowlad Goboleed ay martigaliso.

Si kasta oo loo dhaliilayo khibrada xubnaha Wasiirada ah ee la socda Madaxweyne Deni hadana saadaashu aadbay uwanaagsan tahay.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading