Muxuu yahay ujeedka Ictisaam??

Ictisaam maxay rabaan??

1.Farxad la’aan
2.Udgoon la’aan
3.Qurux la’aan
4.Labis la’aan
5.Han la’aan
6.Is dhexgal la’aan
7.Wada noolaansho la’aan
8.Nabad la’aan
9.Is aaminaad la’aan
10.Aduunyo jacayl la’aan

Sideedaba Ictisaam waa in aan Nolosha Bini’aadanka waxba laga waydiin oo dib loo karantiilaa.

Laba jeer oo ay isku dayeen in ay Dalka afduubtaan 1993-2006 rabi waxuu usoo diray oo ka badbaadshay Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf rabi ha unaxariisto.

Maanta waa in la helaa hogaamiye dhaqaalaha iyo fikirka Bulshada ka fara maroojiya.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading