Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka ku sii jeeda magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Jubbaland.
Safarka Ra’iisul Wasaaraha ee Kismaayo ayaa ujeedkiisa yahay sii xoojinta dadaalada doorashooyinka dalka, gaar ahaan sidii xal looga gaari lahaa khilaafka ka jira gobolka Gedo.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.