Muxuu yahay ujeedka waftiga Turkigada ah Ee Garowe

Garowe waxaa kusoo aadan wafti sare oo ka socda Dowlada Turkiga maalmaha soo socda hadii rabi idmo.

Waftigu waxuu si rasmi ah ufuri doonaa Qunsiliyad ay Turkigu ku yeelan doonaan Garowe.

Ahmiyad ayay uleedahay Qunsiliyadaas reer Puntland iyo guud ahaan Somalida.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading