MW Axmed Siilaanyo oo ku Geeriyooday Hargaysa

Rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo MW Axmed Siilaanyo oo Geeriyooday.

Waxa uu ka mid ahaa haldoorka Siyaasadeed ee Somaliyed ee soo taliyay.

Taariikh wanaagsan,ayuu ku lahaa Somalida dhexdeeda.

Waxaan uga Tacsiyaynayaa Qoyskiisa,SL iyo Guud ahaan Somalida.

Waxaa Waajib ku ah DFS in ay Baroordiiq usamayso oo Calanka hoos udhigto Sadex Cisho.

Sidoo kale Maamulka SL in uu Doorashada Natiijadeeda dib udhigo oo Baroor diiq ku dhawaaqo.

Siilaanyo Oday Taariikh leh buu ahaa.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading