MW Deni “Bangiga PL waa in uu Shaqo abuur sameeyaa”.

MW waxa uu jeediyay khudbad waaqiciya oo taabanaysa baahiyaha Bulshada waliba Xubinta ugu muhiimsan ee Shaqo abuurka.

Hadii erayada kasoo baxay 60% ay ufulaan sidooda,waxaa isbadal weyn ku imaan doonaa Noloshada Dadka.

Si gaar ah Mudug in uu fahansan yahay xaalkeeda,ayuu muujiyay MW Deni.

Bosaso waa Xaruntii Ganacsiga.

Garowe,waa Caasimadii Puntland.

Gaalkacyo,waxay ubaahan tahay in la muujiyo muhiimadeeda Ganacsi lagana abuuro Ilo Shaqo oo Dhalinyaradu ku hakato.

 

Halkan ka daawo muuqaalka khudbada MW.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading