Godobjiiraan: 27 July 2024 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay Degmada Godobjiiraan ee Gobolka Nugaal.
Booqashada MW ee Degmada Godob-jiiraan,waxay sii xoojinaysaa Midnimada Bulshada reer Puntland,waana loo baahnaa.
Khudbada: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo la hadlay bulshada ee degmada Godob-jiiraan ee Gobolka Nugaal,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.