MW Deni”Xasan Shiikh isagana loo joojin mahayo l,haduusan isaguna wax ujoojinayn”

Madaxweyne DDeniayaa fariin jawaab u ah hadal kasoo teeray MW Xasan Shiikh Xalay ka sheegay Xafladiisii ku dhawaaqista Musharaxnimada.

Sidoo kale,Madaxweyne Deni wax ka yiri Shirka Jabuti ka furmay ee ay iskugu yimaadeen Madaxweynayaasha DFS,Jabuti iyo Maamulka SL.

 

“Ninka ku fakaraya in uu keensado mid unacamleeya PL waa Nin aan aqoon Dadkan iyo taariikhdooda”.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading