MW Erdogan iyo RW Abiy oo kawada hadlay khilaafka Itoobiya iyo Somaliya

Madaxweynaha Turkiga Erdogan,ayaa xiriir Taleefoon la sameeyay Ra’isalwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.

Warbixin lagu qoray Page-ka Madaxweyne Erdogan ee Facebook,ayaa lagu sheegay in uu kala hadlay Laba Qodob oo kala ah…

1.Khilaafka ka dhex jira Labada Wadan ee Itoobiya iyo Somaliya.

2.Dagaalka Qasa.

Qodobka Somaliya,ayaa lagu sheegay in Erdogan iyo Abiy isla qaateen in la dajiyo khilaafkaas.

 

Halkan ka akhriso:-

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading