MW Gaas”Dowlado waxaa jira ka Shaqaynaya kala goynta Somaliya”

Madaxweyne Gaas,wuxuu kor istaagay Sadex Qodob oo Xaalka Wadanku ku jiro muhiim u ah,kuwaasoo kala ah…

1.Wadanka khatarta uu ku jiro & dabeecada Dadka Somalidu say tahay hal abuurnimadooda oo haday Dalkooda fursad fiican ka heli lahaayeen siday dibada uga heleen Wadankeenu u horumari lahaa.

2.Sida SL & arrinkeeda uu uga hadlay oo ugu dhiiraday kala Go’a cid horay sidaa ugu dhigtay oo Siyaasi Somaliyed ahi ma jirin,haday noqon lahayd Madaxda DFS iyo Kornayladii SNM ee Ina Kahin iyo Ina Biixi.

3.Sida uu u dul istaagay khataraha Soomaaliya dul hoganaya & in ay jiraan xiligan Wadamo Shisheeye oo si cad ugu ololaynaya kala goynta & qoqobida Somalida.

Halkan ka daawo muuqaalka

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading