MW Kenya oo sheegay in Shabaab la wareegayaan Somaliya

Ruto,ayaa sheegay in Kooxda Alshabaab ay la wareegi doonto  Somaliya haddii ay ka baxaan Ciidamada ATMIS.

“Xasan Shiikh,waan kala hadlay in Ciidanka ATMIS aysan ka bixin Somaliya, balse waan  isku fahmi waynay arrinkaas”Ayuu yiri Ruto.

Wuxuu hadalkiisa kusoo xiray fariin uu udiray Dowlada Mareykanka,taasoo kaga codsaday in uu soo fara-geliyo islamarkaaana uu hakiyo qorshaha bixitaanka Ciidanka ATMIS,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

https://x.com/JibrilQoobey/status/1794793735655485813?t=ygoS0SaT6xqOuzRf21bpWg&s=19

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading