Wasiir Hotel Qol ka dagan ayaa lagu qasbaa in uu Warqad qoro si Wiil Furinta jooga Qoyskiisa dhulkii ay daganaayeen Dan gaar ah looga barakiciyo oo mid wax heysta la siiyo”Ayuu yiri MW Sh.Shariif.
Waa hadal taabanaya Qofkii Damiirkiisu Nool yahay.
Xasan baahidiisa Dhuleed,waa Xuduud dhaaf.
Sida ka muuqata,wax uu xeerinayo majiraan mana kala jecla taariikh danbe iyo Magac oo waxaa muhiimad uleh Lacag kaliya sidii uu ku samayn lahaa.
Halkan ka daawo hadalka Sh.Shariif
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.