MW Xasan”Saami laga helo Itoobiyaan Airlines iyo Itoobiyan Telecom laguma badalan karo Dhul Somaliyed”

“Itoobiya,waxaan leeyahay Muuse Biixi Dhul idin ma siin karo”Ayuu yiri MW Xasan.

“Saami laga helo Itoobiyaan Airlines iyo Itoobiyan Telecom laguma badalan karo Dhul Somaliyed”Ayuu yiri markale.

Waxaa muuqata in Bulshada Somaliyed meel ay joogtaba ka midowday Difaaca Badda Somaliyed iyo heshiiska isfahanka Itoobiya iyo SL.

Sidoo kale Somalidu waxay garab istaag weyn uga heshay ilaalinta mudnimadeeda iyo Madaxbanaanideeda Qaran Beesha Caalamka.

 

Halkan ka Daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading