Nabar iyo Naxdin oo beerlaxawsi ku bilowday Axmed Madoobe

Ugu danbayn Tv-ga Dowlada Farmaajo waxuu si buuxda u qiray Axmed Madoobe in uu yahay Madaxweyne buuxa,halka markii hore ay inkiri jireen uguna yeeri jireen Kmg.

Tani waa mid xaqiijinaysa in kooxdu liidato oo sii galbanayso.

25-cisho,ayaa ka haray mudo xileedka sharciga ah ee Farmaajo.

Qorshahoodii doorashadana waa socon waayay oo waxaa sutida uqabtay Puntland iyo Jubaland.

Sidoo kale Gobolkii Gedo labo,ayay ukala jabeen kooxihii ay geysteen.

Garabka Macalimow iyo Garabka Kulane Jiis,ayuu kala noqday Gedo.

Galbataye Alahayoow!!!


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading