Video:-Nabad Tv oo Albaabada layskugu dhuftay

Nabad Tv oo ay leedahay Filsan Cabdi Wasiirkii Haweenka Fadaraalka Itoobiya ee is casishay,ayaa goor dhawayd Magaalada Jigjiga albaabada layskugu dhuftay.

Ciidamada Booliska Jigjiga,ayaa sheegay in Tv-gu sii daayay warar lid ku ah Xaalada deg-dega ah ee Dalka la saaray.

Filsan,ayaa sheegtay in ay iskaga casishay Wasiirka markay xaqiiqsatay in isbadalkii Itoobiya Wado khaldan uu qaaday.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading