Nabar iyo Naxdin oo cadaadis ku saaraysa Laftagareen bilaabida doorashada Aqalka-sare

12- xubnood oo ka mid ah Guddiga doorashada lagu muransan yahay,ayaa maanta gaaray Baydhabo,iyadoo la dejiyay Xarunta Madaxtooyada Koonfur-Galbeed.

Waxaa jira heshiis Laftagareen lala galay oo uu ku bilaabayo doorashada Aqalka sare,taas badalkeedana loo fuliyo dalab uu watay.

Labada Xubnood oo Laftagareen udoonayay xilal,ayaa loo kala magacaabay Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Ciidamada.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading