Natiijada 10-ka kaalin ugu sareya Imtixaanka Fasalka 12aad Ee Puntland

Bosaso oo sanad Digsiyeedkan soo martay xili adag oo aysan abid arag laguna tilmaami karo kii ugu adkaa marka laga fiiriyo dhanka amniga hadana waxay Ardaydeedu muujiyeen dadaal.

Kaalmaha ugu horeeya Imtixaanka Dugsiyada sare ayay xirteen,iyagoo xaalad kacsan ku dhex jira.

Sidoo kale reer Karkaar,ayaa muujiyay dadaal fiican.

Guud ahaan Ardayda reer Puntland iyo Wasaarada Waxbarashada waxay muujiyaan hormuudnimo.

Halkan ka akhriso:-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading