Natiijada Wareega koobaad oo Gudigu shaaciyay

Wareegii koowaad ee doorashadda ayaa soo gabagaboobey, waxaana cododka loo kala heley sida soo socota:- 328 xildhibaan ayaa codeysey.

  1. Siciid Cabdullahi Deni (65)
  2. Mohamed Abdullahi Farmajo (59)
  3. Xasan Sheekh Maxamuud (52)
  4. Xasan Cali Khayre (47)
  5. Sheekh Shariif sheekh Axmed (39)
  6. Cabdirixmaan Cabdishakiir Wasame (15)
  7. Cabduqaadir Cali Cosobke (12)
  8. Cadow Cali gees (12)
  9. Fowsiyo Xaasjo Aadan (1)
  10. Bashiir Xaaji Cabdi (2)
  11. Axmed Ducaale Geele Xaaf (1)
  12. Saciid Ciise Maxamuud (1)
  13. Taabid Cabdi Maxamed (1)
    14 Cabdinuur Sheekh Maxamed (12)
  14. Cabdirixmaan Macalin Axmed (2)
  15. Xaaji Cabdi (2)
  16. Maxamed Cabdirixmaan (1)

21 codna waa xumaadeen sidu guddigu shaaciyey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading