Newyork oo go’doon kasii galaysa Dal weynaha Maraykanka

President Donald Trump delivers a speech to the Arab Islamic American Summit, at the King Abdulaziz Conference Center, Sunday, May 21, 2017, in Riyadh. (AP Photo/Evan Vucci)

Madaxweyne Trump ayaa yiri “Waxaan ka fikirayaa inaan muddo kooban karantiil galiyo State ka New York”

Hogaamiyaha State kaas Cuomo ayaa asna yiri “Sharci maahan in madaxweynuhu sidaas sameeyo, waana iclaamin dagaal maamul goboleeydada iyo dowlada dhexe ah”

Markii dhibu timaado waa la is wada arki dheh.

Sidan oo kale Gobalka Nova Scotia ee Dalka Canada ayaa maalin dhaweyd ku dhawaaqay inuu Xuduudkiisa ka xirtay guud ahaan Gobalada kale ee Dalka.

Xigasho Sayid Abdul


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading