Nin Hooyadiis ku dilay Magaalada Muqdisho

Dhacdo naxdin badan ayaa xalay ka dhacday Magaalada Muqdisho, kaddib markii Nin lagu magacaabo Cabsiiye Cadaan uu Hooyadiis ku dilay Hoygooda oo ku yaalla meel u dhow Isbitaalka Keysaneey ee degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir.

Dilka uu Ninku u geystay Hooyadiis ayuu u adeegsaday tooreey, waxaana sababaha dilka keenay  lagu sheegay kadib markii uu Ninku Hooyadiis ka dalbaday in ay u iibiso Boos dhaxal ah balse ay ka diiday.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading