Ninkii ku gubay Xamar Xaaskiisa oo dil toogasho ah lagu xukumay

Maxkamadda Gobolka Banaadir,ayaa Dil toogasho ah ku xukuntay, Sayid Cali Macallin Daa’uud oo lagu helay in uu gubay Xaaskiisa oo uur u lahayd – Luul Cabdicasiis.

Kiiska dilka Luul Cabdulcasiis oo ahayd hooyo uur leh,ayaa Dad badan ka dhursugayeen Xukunka ay riday Maxkamadda Gobolka Banaadir Maanta.

Maxkamadda,waxay sheegtay in uu racfaan u furan yahay Xugmanaha.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading