NISA oo shaacisay oo waraaq ka dhan ah Kulan Jiis oo xilkii dhowaan laga qaaday!

Hay’adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa si hoose u baahisay waraaq ka dhan ah Madaxii shaqaalaha Guud ee Hay’adda NISA Cabdullaahi Aadan Kulane (Kulane Jiis), kaas oo dhowaan uu xilkii ka qaaday Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Waraaqdan ayaa muujinaysa in Kulane Jiis oo Ehel dhow ay yihiin Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday ee DFS Maxamed C/llaahi Farmaajo, uu lahaa Amarkii bishii November-2019, lagu joojiyay safar ay magaalada Beledweyne ay ku tegi lahaayeen magaalada Beledweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading