Odayaasha dhaqanka Jubbaland oo ka digay colaad ay DFS ka hurinayso gobolka Gedo (VIDEO)

Odayaasha dhaqanka Jubbaland oo shir deg deg ah ku yeeshay Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland, ayaa ka hadlay Ciidamo Dowladda Federaalka ay ku daabulayso qeybo kamid ah Gobalka Gedo, waxaana ay ka digeen colaad ay Dowladda Federaalku ka hurinayso gobolka Gedo,



Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading