Odayaasha dhaqanka Puntland oo ka hadlay weeraro ka dhacay G. Mudug (VIDEO)

Xubno kamid ah Gudiga Odayaasha amniga Gobolka Mudug oo warbaahinta kula hadlay Gaalkacyo ayaa soo saaray baaq nabadeed oo looga hortagayo dhacdooyinka Amniga ka soo horjeeda.

Odayaasha dhaqanka ee Gobalka Mudug ayaa sheegay inay tahay wax aan ficneyn colaadu, iyagoona sidoo kale ugu baaqay Odayaasha dhaqan Koonfurta Gobalka Mudug inay ka qeyb qaataan in laga hor-tago dhacdooyin amni darro ee dhacaya.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading