Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS, oo caawa yeeshay kulan deg-deg ah,ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaliyed oo loo magacaabay S/Gaas Odowaa Yuusuf Raage.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.