OLF oo gacanta ku dhigay deegaano ay joogeen Ciidanka Abiy

Jabhadda xoraynta Oromiyaa OLF waxay gacanta uga dhigtay Ciidanka Dowlada dhul balaaran oo ka mid ah Gobolada Deegaanka Oromada ee Wollega,Jimaa,Anboo,Boorana iyo Guji.

Sidoo kale Jamhadu waxay kusoo jihaysan tahay Gobolada Shawa ee caasimada Adis-ababa ku hareeraysan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading