Jabhadda ONLF ayaa la sheegay in heshiis xabad joojin la gashay madaxweynaha KMG ee dowlad deegaanka Somali galbeed.
Afhayeenka jabhadda ONLF Cabdulqaadir Hirmooge Cadaani,ayaa sidaas u sheegay,waxaa kale oo uu sheegay in maalmaha soo socdo la qabandoono shirweyne,kaas oo ka dhicidoona xarunta dowlad deegaanka Somali -albeed ee Jigjiga.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.