ONLF Oo joojisay wada Shaqayntii Dowlada Itoobiya

ONLF,waxay umuuqataa in ay fahantay fursadaha horyaala oo ay ka faa’idaysanayso.

Maanta Dowlada Itoobiya,way liidataa oo furumo badan,ayaa ku furan,waa in laga faa’idaystaa.

Ugu yaraan hadaan la helayn Somali Galbeed xor ah,waa in lagu khasbaa Itoobiya helida DG awood badan oo dhowr Qodob oo kooban Itoobiya la wadaaga.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading