ONLF oo ka hadashay heshiiska la sheegay in ay la gashay Dowlada dhexe Ee itoobiya

Jamhada Xoraynta Ogaden ee ONLF ayaa beenisay war shalay kasoo baxay Xaafiiska ra’isalwasaaraha itoobiya,kaasoo sheegaya in heshiis cusub dhexmaray ONLF iyo dowlada dhexe ee itoobiya.
 
”Agaasimaha Xaafiiska Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Fitsum Arega ayaa sheegay in heshiiska cusub ay kala saxiixdeen Jamhada ONLF iyo Dolwada dhexe ee Itoobiya”.
 
Fariin qoraal ah oo lasoo dhigay Barta Twitter-ka ay ku leedahay Jamhada ONLFayaa lagu beeniyay sheegashada Xaafiiska rai’salwasaraha uu sheegtay in uu heshiis lagalay ONLF.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading